Browsing Category
NEWS
NEWS
Madax Afrikaan ah oo ku baxday xalinta xiisada Ruushka iyo Ukraine
Jun. 16 (Jowhar.com)-Toddobo hoggaamiye oo Afrikaan ah ayaa u socdaalaya Ukraine iyo Ruushka hawlo nabadeed awgood, iyagoo rajeynaya inay soo afjaraan dagaalka halkaas ka socda.
Madaale oo kulan la qaatay duqa magaalada Belgrade ee dalka Serbia
Jun. 16 (Jowhar.com)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuuuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo safar shaqo ku jooga dalka Serbia ayaa kulan la qaatay Duqa Magaaladda Belgrade ee Caasimadda Jamhuuriyadda Serbia…
Shiinaha oo jabsaday boqolaal hay’ado iyo wasaarado caalamka ah
Jun. 16 (Jowhar.com)-Shirkad qaabilsan ammaanka Computer-ada oo laga leeyahay Maraykanka oo lagu magcaabo Mandiant ayaa sheegtay in kooxo abaabulan oo taageero ka helaya dawladda Shiinuhu inay jabsadeen aaladaha computer-ada ee boqollaal…
Guddoomiye Gobol oo lagu diley Darfur kadib markii uu eedeeyn u jeediyay RSF
Jun. 15 (Jowhar.com)-Guddoomiye gobol ka tirsan Darfur ee dalka Suudaan ayaa la dilay saacado kadib markii uu ku eedeeyay jabhadda Rapid Support Forces (RSF) inay ka geysteen gobolkaas xasuuq.
Madaxweyne Xasan oo kulan la qaatay wakiilada beesha caalamka
Jun. 15 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay danjireyaasha iyo wakiillada Beesha Caalamka ee ka howlgala dalkeenna.
Xamze iyo Xasan oo sanad xafiiska wada joogay khikaaf la’aan iyo xasilooni
Jun. 15 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaare Xamze Cabdi Barre ayaa maanta u buuxsantay hal sano kaddib markii Madaxweyne Xasan Sheekh oo saaxibo qadiimi ahaayeen uu magacaabay 15 June 2022.
Siciid Deni oo si adag uga hadlay xiisada kasoo cusboonaatay goblka Gedo, fariinna u diray dowladda
Jun. 15 (Jowhar.com)-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa soo fara geliyay xiisada ka taagan gobolka gedo ee salka ku heyso diidmada shacabkaasi ay kala hor-yimaadeen maamulka cusub ee madaxweynaha Jubaland usoo…
Madaxweyne Erdogan oo shuruud cusub ku xiray codsiga Sweden ee xubinnimada NATO
Jun. 15 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Turkiga Tayyip Erdogan ayaa u sheegay Sweden inaysan ka sugin rajo ku saabsan dalabkooda xubinnimada NATO ee shirwaynaha isbahaysiga reer galbeedka ee bisha soo socota, ilaa ay ka hortagto mudaaharaad ka…
Madaxweyne Deni oo maanta furaya kalfadhiga baarlamaanka Puntland
Jun. 15 (Jowhar.com)-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa lagu wadaa inuu furo kalfadhiga baarlamaanka Puntland oo mudooyinkii lasoo dhaafay xirnaa.
Safiirka Soomaaliya ee Itoobiya oo warqadihiisa aqoonsi u gudbiyay Demeke Mekonnen
Jun. 14 (Jowhar.com)-Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa Amb. C/llaahi Warfaa ka guddoontay nuqul ka mid ah waraaqihiisa aqoonsiga Danjirnimo.
Taliyaha AFRICOM oo ka degay Kismaayo, lana kulmay Axmed Madoobe
Jun. 14 (Jowhar.com)-Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Madoobe ayaa Magaalada Kismaayo ku qaabilay Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee AFRICOM General Michael E. Langley oo booqasho ku tagay Jubaland.
Xasan Sheekh iyo Lafta-gareen oo wadahadal ka yeeshay dagaalka Baraawe
Jun. 14 (Jowhar.com)-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa wadahadal gaar ah ka yeeshay xiisada colaadeed ee ka taagan magaalada Baraawe ee…
Mareykanka oo $ 5 milyan dul dhigay madaxa Injineerka Shabaab u sameeyo qaraxyada
Jun. 14 (Jowhar.com)-Mareykanka ayaa ku dhawaaqay abaal-marin lacageed oo gaareysa 5 milyan oo doollar ciddii keenta xog ku saabsan Cabdullaahi Cusmaan Maxamed oo loo yaqaan Injineer Ismaaciil oo ah khabiir sare oo Al-shabaab u sameeya…
Jubaland oo war culus kasoo saartay diyaarad siday gudoomiyaha Gedo ee laga soo celiyay Garbahaareey
Jun. 14 (Jowhar.com)-Madaxweyne kuxigeenka maamulka Jubaland Maxamuud Seyd Aadan ayaa ka hadlay diyaarad shalay laga soo celiyay garoonka diyaaradaha magaalada Garbahaareey, iyadoo diyaaradaasi uu la socday gudoomiyaha cusub uu Axmed…
Lafta-gareen oo wakiilka cusub ee Q.Midoobe kala hadlay wajiga labaad ee dagaalka Shabaab
Jun. 14 (Jowhar.com)-Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Ergayga cusub ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Danjire Catriona Laing iyo wafdi ay…
Diyaarado siday maamulka cusub ee gobokla gedo oo laga celiyay Garbahaareey
Jun. 13 (Jowhar.com)-Labo diyaaradood oo ka baxay magaaladda Muqdisho ayaa waxaa laga hor-istaagay in ay ka degaan xarunta gobolka Gedo ee Garhabaarey.