Browsing Category
NEWS
NEWS
Madaxweyne Museveni oo beeniyay inuu geeriyooday, digniina soo diray
Jun. 13 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa meesha ka saaray wararka xanta ah ee sheegaya inuu u dhintay cudurka COVID-19, isagoo sheegay inuu ku jiro maalintiisii shanaad ee cudurka, uuna dareemayo fiicnaansho.
Koox hubeysan oo wiil dhalinyaro ahaa ku dishay magaalada Afgooye.
Jun. 13 (Jowhar.com)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa dil degmada Afgooye ee gobolka Sh.hoose loogu geystay wiil dhalinyara ahaa, kaasoo si weyn looga yaqaanay xaafadaha degmadaasi.
Maraykanka oo Shiinaha ku eedeeyey inay xarumo sirdoon ka samaysteen dalka Cuba
Jun. 13 (Jowhar.com)-Xoghayaha arrimaha debedda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa sheegay in Shiinuhu uu sannadkii 2019, ka sameeyey dalka Cuba ee deriska la ah Maraykanka, xarumo sirdoon oo horumarsan.
Taliyaha NISA oo dhisay Xafiis isku xiraya Dadweynaha iyo Hey’adda
Jun. 12 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,oo kormeer ku tagey xarunta Hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka, ayaa daah furay Xafiiska Garmaqalka Dadweynaha.
Xamze oo ku baxay muranka ugubka ah ee baarlamaanka iyo xukuumada
Jun. 12 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamze Cabdi Barre, ayaa maanta hortagay Guddoonka iyo Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka JFS,
Ciidanka RSF oo dhac u geystay guriga safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan
Jun. 12 (Jowhar.com)-Guriga safiirka Soomaalida u fadhiya magaalada Khartuum ayaa la bililiqeystay, iyada oo lagala baxay Gaadiidkii ay lahayd Safaaraddu, sida u sheegay safiirka oo cambaareeyay ficiladan oo uu ku tilmaamay in ay ka baxsan…
Ra’isul Wasaarihii hore ee Talyaaniga Silvio Berlesconi oo geeriyooday
June. 12 (Jowhar.com)Ra'iisal wasaarihii hore ee Talyaaniga, Silvio Berlusconi ayaa ku geeriyooday isbitaalka magaalada Milan ee San Raffaele isagoo lagu daweynayay isbitaalkaas.
Kenya iyo Jabuuti oo diidan in ciidamada ATMIS laga saaro Soomaaliya
Jun. 12 (Jowhar.com)-Dowlaha Jabbuuti iyo Kenya ayaa ka horyimid in la dhimo ciidamada shisheeye ee ATMIS ee Soomaaliya, ka dib markii dhawaan ay Taliska ATMIS iyo Dowladda Federaalku isku raaceen in ilaa 2,000 askari laga saaro dalka.
Hay’ada socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo xarun weyn oo cusub ka hirgalisay Dhuusa-mareeb
Jun. 12 (Jowhar.com)-Agaasimaha guud ee hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) oo uu wehlinayo madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa wadajir xariga uga jaray jaray dhismaha cusub ee Hay’adda ee…
Al-Shabaab oo 5 ruux ku toogatay fagaare ku yaala degmada Tiyeegloow
Jun. 12 (Jowhar.com)-Kooxda Al-Shabaab ayaa fagaare ku yaala degmada Tiyegloow ee gobolka Bakool waxa ay ku toogtay 5 ruux oo ay ku eedeeyeen iney ahayeen jaajuusiin, la shaqeeya sirdoonada wadamada Mareykanka iyo Itoobiya.
Ciidanka Uganda ee Buula Mareer: “Shababka na soo weeraray Beeralay ayaan moodeynay”
Jun. 12 (Jowhar.com)-Askartii Uganda ee ka badbaaday weerarkii Buula Mareer ayaa sheegay in AL-shabaabka weeraray Saldhiggooda ay moodayeen Beeraleyda deegaanka oo beerahooda falanaya.
Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Scotland oo la xiray
Jun. 12 (Jowhar.com)-Ra'iisal wasaarihii hore ee Scotland Nicola Sturgeon ayaa la xidhay, iyada oo saldhiga lagu hayey illaa toddoba saacadood, ka dib markii ay si iskeed ah u tagtay saldhiga booliska si ay uga qayb gashay waraysi ay la…
Dagaal ka qarxay caasimadda Suudaan ka dib xabbad joojin 24 saac ah
Jun. 11 (Jowhar.com)-Iska hor-imaadyo xooggan iyo madaafiic la isweydaarsaday ayaa maanta ka dhacay guud ahaan magaalada Khartuum ee xarunta dalka Suudaan, waxaana dadka deegaanka ay sheegeen in duqaymo dhinaca cirka ah ay ka dhaceen wax…
Aadan Madoobe oo gudoomiyay shir aam caadi eheyn, go’aan culusna soo saaray
Jun. 10 (Jowhar.com)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo shir guddoomiyay kulanka 2-aad ee aan caadiga aheyn ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka…
Gudoomiyihii baarlamaanka Somaliland oo iska casilay xilkaasi
Jun. 10 (Jowhar.com)-Guddoomiyihii Golaha Wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa maanta si rasmiya ugu dhawaaqay in uu iska casilay jagadaasi iyo Xubinimadii Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani.
Booliska Kismaayo oo gacanta ku soo dhigey nin hooyadii ku diley Kismaayo
Jun. 11 (Jowhar.com)-Nin dhalinyaro ah oo laga keenay dibbada ayaa ku diley xaafada Farjano ee magaalada Kismaayo hooyadii isagoo dilkeeda u isticmaalay Mindi.