Browsing Category
NEWS
NEWS
Gudoomiyihii baarlamaanka Somaliland oo iska casilay xilkaasi
Jun. 10 (Jowhar.com)-Guddoomiyihii Golaha Wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa maanta si rasmiya ugu dhawaaqay in uu iska casilay jagadaasi iyo Xubinimadii Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani.
Booliska Kismaayo oo gacanta ku soo dhigey nin hooyadii ku diley Kismaayo
Jun. 11 (Jowhar.com)-Nin dhalinyaro ah oo laga keenay dibbada ayaa ku diley xaafada Farjano ee magaalada Kismaayo hooyadii isagoo dilkeeda u isticmaalay Mindi.
Baarlamaanka Soomaaliya oo loo gudbiyay heshiiskii golaha wadatashiga qaran.
Jun. 11 (Jowhar.com)-Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka XFS Xasan Macalin ayaa ku wareejiyay Guddiga Dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka heshiisyadii ay gaareen Golaha Wadatashiga Qaran.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar ugu amba-baxay dalka Jabuuti
Jun. 11 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayao ayaa goordhow u amba baxay dalka Jabuuti.
Ergeyga cusub ee Q.Midoobe Catriona lainga oo Deni ku qancisay wadahadal uu la furo dowladda
Jun. 11 (Jowhar.com)-Ergayga cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Catriona lainga ayaa sheegtay in madaxweynaha maamulka Puntland ay kala hadashay sidii xal looga gaari lahaa khilaafka u dhexeeya maamulkiisa iyo dowladda dhexe.
Sarkaal sare oo ka tirsan NISA oo lagu dilay qarax ka dhacay magaalaada Marko
Jun. 11 (Jowhar.com)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax xooggan oo xalay ka dhacay magaalada Maarko ee xarunta gooblka Sh.hoose, kaasoo dhaliyay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh.
Madaxweynaha Ukraine oo sheegay in markan ay iyaga duulaan ku yihiin dalka Ruushka
Jun. 11 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa u muuqda inuu xaqiijiyay in dalkiisa uu bilaabay weerar ka dhan ah Ruushka ee mudada dheer la sugayay."Weerar ka-hortag ah iyo tallaabooyin difaac ayaa dhacaya," ayuu yiri.
Qaramada Midoobe oo si kulul uga hadashay qarax lagu dilay 22 caruur ah oo ka dhacay Sh.hoose
Jun. 11 (Jowhar.com)-Hay’adda UNICEF ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay sida ay uga naxday wararka sheegaya “in ugu yaraan 22 caruur ah ay ka mid yihiin 27 qof oo ku dhintay qarax ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose.”
Waa nin ceenke ah ciyaar yahaanka Sadio Mane
Jun. 10 (Jowhar.com)- Ciyaartoyga caanka ah ee kubbada cagta aduunka "Sadio Mane ee Senegal" (West Africa), kaas oo dakhligiisu yahay $186,000 todobaadkii, ayaa meelo badan lagu arkay isaga oo waata telefoonnada gacanta oo jajaban.
Xabad Joojin 24 saac ah oo ka dhaqan gashay magaalada Khartuom
Jun. 10 (Jowhar.com)-Caasimadda Suudaan ee Khartoum ayaa xasilloon ka dib markii ay bilaabatay xabbad-joojin 24-saac ah - isku daygii ugu dambeeyay ee lagu soo afjarayo dagaalka u dhexeeya ciidammada Suudaan iyo kooxda Rapid Support Forces…
Xasan Sheekh oo madaxa ATMIS kala hadlay qorshaha dhimista askartooda
Jun. 10 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo Villa Soomaaliya kula kulmay Wakiilka Gaarka ah Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Mohamed El-Amine Souef oo uu wehliyo Taliyaha…
Xiriirka guud ee Ururada shaqaalaha Soomaaliyeed oo musuq culus ku eedeeyay wasiirka shaqada…
Jun. 10 (Jowhar.com)-Xiriirka guud ee ururada shaqaalaha Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay eedo musuq oo ku wajahan wasiirka wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada xukuunada Soomaaliya Biixi Iimaan Cige.
Wasiir Jaamac oo gudoomiyay shir looga hadlayay bixitaanka ATMIS
Jun. 10 (Jowhar.com)-Wasiirka gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta shir guddoomiyey kulan looga hadlayey bilaabashada wajiga 1-aad ee ka bixitaanka ciidanka ATMIS ee Soomaaliya…
Ergeyga Q.Midoobe oo gaartay Garowe, lana kulantay Deni iyo Karaash
Jun. 10 (Jowhar.com)-Ergayga cusub Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Catriona Laing ayaa maanta oo Sabti ah booqasho ku tagtay magaalada Garowe ee caasimqdda Puntland, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay.
Booliska oo shaaciyay khasaaraha weerarkii Pearl Beach
Jun. 10 (Jowhar.com)-Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray weerarkii xalay ay Shabaab ku qaadeen hotel ku yaalla xeebta Liido oo lagu magacaabo Pearl Beach.
Turkiga oo qabtay $1 bilyan oo faalso ah, loona waday Afrika
Jun. 10 (Jowhar.com)-Ciidamada ammaanka dalka Turkiga ayaa magaalada Istanbul ku qabtay lacag dhan 1 bilyan oo dollar oo faalso ah, waxaana sidoo kale la xiray lix qof oo ku lug lahaa howlgalkaasi, kuwaasoo mid ka mid ah u dhashay dalka…