Hubanti la’aan hareysay furitaanka kalfadhiga 6-aad ee golaha shacabka
Feb 17(Jowhar)Hubanti la’aan ayaa wali ka taagan furitaanka Kalfadhiga 6-aad ee Golaha Shacabka BFS, iyadoo aan la cayimin waqtiga rasmiga ah ee uu furmi doono.Furitaanka Kalfadhiga 6aad ayaa muddeysnaa in la furo 6 bishan Febraayo!--more-->…