Madaxweyne Xasan oo gaaray Asmara iyo xogta kulamada uu la leeyahay Afwerki
Oct 08 (Jowhar.com)-Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa goordhow ka degay magaalada Asmara ee dalka Eritrea. Madaxweyne Isaias Afwerki ayaa ku soo dhoweeyay Garoonka diyaaradaha.Madaxweyne Xasan Sheekh oo labadii bilood ee lasoo dhaafay!--more-->…