Soomaaliya iyo IMF oo ka wada hadlay dhameystirka barnaamijka deyn cafinta
Sep 23 (Jowhar.com)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan doceed kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York, Agaasimaha Sanduuqa Lacagta Adduunka IMF,…