Xamaas oo sii deysay afar askari oo Israa’iliyiin ah
Jan 25 (Jowhar)-Dhaqdhaqaaqa Falastiiniyiinta ee Xamaas ayaa sii daayay afar haween ah oo ka tirsan ciidamada Israa’iil , taas oo ay ku bedesheen ilaa 200 oo maxaabiis falastiiniyiin ah, iyadoo la ilaalinayo heshiis xabbad-joojin ah oo lagu…