Xuutiyiinta Yemen oo ku dhawaaqay iney hakinayaan weerarada Maraakiibta mara Badda Cas
Jan 22 (Jowhar)-Fallaagada Xuutiyiinta ee ay Iiraan taageerto ee Yemen ayaa Talaadadii sheegay in ay xadidayaan weerarrada ay ku qaadaan maraakiibta xiriirka la leh Israa'iil ee mara Badda Cas, inta lagu guda jiro xabbad joojinta dagaalka…