Wasiir Fiqi oo si kulul uga hadlay maamuuskii Imaaraatka Carabta ay u sameeyeen madaxweynaha…
Feb 24(Jowhar)Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa wareysi uu siiyay VOA ku sheegay in safarkii uu Madaxweynaha Somaliland ku tagay Imaaraadka Carabta uu la mid yahay safarada Madaxda Dowlad Goboleedyada oo kale,…