Farmaajo;”Xasan Sheekh waxa uu qabanayaa doorasho uu maamulanayo”
Jan 20 (Jowhar)- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa war saxaafadeed uu soo saaray waxa uu ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh inuu doorasho kaligiis sameystey uu doonayo in dalka ay ka dhacdo taasna ay…