Duqa Muqdisho oo gudoomiyay kulan looga hadlayay amniga iyo furista wadooyinka xiran
Jan 06 ( Jowhar) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa guddoomiyay kulan loogu hadlaayay dar-dargelinta Amniga Caasimadda, isku xirka bulshada iyo Hey’addaha Amniga, Furista waddooyinka…