Sheekh Aadan Madoobe oo soo fara geliyay cabashada ganacsatada Suuqa Bakaaraha
Feb 11(Jowhar) Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe).Ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay guddi ka socday ganacsatada Soomaaliyeed, waxaana!--more-->…