Xasan Sheekh oo gaaray Addis Ababa lana kulmay Abiy Axmed
Jan 11 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Itoobiya, halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay.Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo xubno!--more-->…