Golaha Amaanka oo Itoobiya ka reebay ciidanada cusub ee la geynayo Soomaaliya
Dec 28 ( Jowhar) Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyey qorshe lagu abuurayo ciidamo cusub oo ka socda Midowga Afrika, kuwaas oo la filayo in ay hawlgallada ka dhan ah kooxda Al-Shabaab bilaabaan bisha January.Ciidamada!--more-->…