Madaxda Soomaaliya iyo Eritrea oo ka wadahadlay xaalada Geeska Afrika
Dec 26 ( Jowhar)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Eritrea Isaias Afwerki ayaa xalay fiidkii Aqalka Madaxtooyada Eritrea ku yeeshay wada-hadallo ku saabsan sidii loo sii xoojin lahaa xiriirka laba geesoodka…