Wararkii u danbeeyay khasaaraha dagaal culus oo ka socda dowlad deegaanka Soomaalida
Dec 25 ( Jowhar) Dagaal xooggan ayaa saaka markale dib uga qarxay deegaanka Dacawaley ee degmada Xarshin ee dawlad deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya. Dagaalkan ayaa u dhaxeeya Ciidanka Liyuu Booliska deegaanka iyo Shacabka Dacawaley.
Soomaalida Musambiig oo cabsi wejahaya kaddib rabshadaha dalkaas ka socda
Dec 25 ( Jowhar) Soomaalida ku nool dalka Musambiiq ayaa waxaa soo foodsaartay cabsi la xiriirta bedqabka naftooda iyo maalkooda, ka dib markii ay dalkaas ku faafeen rabshado ay dhigayaan taageereyaasha mucaaradka.
Man Charged in Deadly Subway Fire Incident Involving Woman in NYC
A 33-year-old man has been arrested in connection with the death of a woman who was set on fire on a subway train in New York City over the weekend.
Trump Criticizes Biden for Commuting Death Sentences
President-elect Donald Trump has criticized President Joe Biden for commuting the sentences of nearly all American federal prisoners on death row.
One Dead, Eleven Injured in Attack on Ukrainian Apartment Building
A ballistic missile strike on an apartment building in the central Ukrainian city of Kryvyi Rih resulted in one death and 11 injuries, according to local authorities.
Explosion at Turkish Explosives Plant Claims 11 Lives
An explosive incident has occurred at an munitions facility in northwestern Turkey, resulting in the deaths of 11 individuals and injuring seven more, according to officials.
Cali Balcad oo la kulmay Dhiggiisa dalka Ethiopia
Dec 24 ( Jowhar) -Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa maanta kulan laba geesood ah la yeeshay dhiggiisa Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda ee…
Lebanese Prime Minister and UN Peacekeepers Urge Swift Israeli Withdrawal
Peacekeepers from the United Nations and Lebanon's prime minister have urged the Israeli army to expedite its withdrawal from Lebanon as a fragile ceasefire between Israel and Hezbollah approaches a month.
Itoobiya oo beenisay in ciidankooda ay ka qeyb qaateen dagaalkii magaalada Doolow
Dec 24 ( Jowhar) Dawladda Itoobiya ayaa beenisay eeda DF Soomaaliya ee ah in ay ciidanka Itoobiya ka qeyb noqdeen dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Doolow ee gobalka Gedo.
Macron Unveils France’s Fourth Government Within a Year
French President Emmanuel Macron has appointed a new government, assembling a team under François Bayrou, marking his fourth prime minister of the year, in an effort to navigate the second-largest EU economy out of its political turmoil.