Diyaarad dagaal oo uu Mareykanku leeyahay oo lagu soo riday Badda Cas
Dec 23 ( Jowhar) Diyaarad dagaal oo laga leeyahay dalka Mareykanka ayaa lagu soo riday badda cas, kadib markii uu si kama ah u toogtay" Markab Mareykanku leeyahay", sida ay sheegeen militariga Mareykanka.Laba duuliye oo ka tirsan…