Zelensky: Ma jiro go’aanno ku saabsan Ukraine iyada oo aan laga soo gelin Kyiv iyo Yuru
Feb 15 (Jowhar)-Madaxweyne Volodymyr Zelensky ayaa sheegay in Ukraine aysan marnaba aqbali doonin heshiisyo nabadeed oo la sameeyo iyaga oo aysan ku lug laheyn ama ka danbeyn - fariin cad oo ku socota madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo…