Saadaq Joon oo loo magacaabay taliye kuxigeenka hay’ada NISA
Dec 16 ( Jowhar) Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Saadaq Joon u magacaabay xilka taliye kuxigeenka hay'ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA kadib wadatashiyo arrintaasi ku saabsan oo maalmahan ka socday…