Taangiyada Israel aya ka baxeen Bartamaha Gaza xalay dilayna 30 qof
Nov 30 ( Jowhar)-Duqeymaha milatari ee Israel ayaa sababay dhimashada ugu yaraan 30 falastiiniyiin ah Marinka Qaza habeenimadii xalay, gaar ahaan xerada Nuseirat ee ku taal bartamaha gobolka, sida laga soo xigtay ilo caafimaad.Arrintan ayaa!--more-->…