Khasaaro culus oo ka dhashay 250 Gantaal ay Xizbullah ku weerartay Israel
Nov 25 ( Jowhar) Dhaqdhaqaaqa Xisbullah ee dalka Lubnan ayaa Axaddii shalay in ka badan 250 gantaal ku ridday Israel kuwaas oo qaarkood burburiyay guryo ku yaalla agagaarka magaalada Tel Aviv, sida ay uu xaqiijiyay millatariga Israel.!--more-->…