Falastiiniyiin ah oo ay Suxufiyiin ku jiraan oo lagu dilay Gaza
Dec 26 ( Jowhar) Saraakiisha caafimaadka Gaza ayaa sheegay, in ugu yaraan 10 qof lagu dilay duqeymo ay ciidamada Isra’il aroornimadi hore ee Khamiista maanta ah ku garaaveen Gaza.Shan ka mid ah dadka ayaa lagu dilay madfac lagu dhuftay!--more-->…