Sh Shariif, Khayre iyo CC Warsame oo qaadacay guddiga doorashada iyo xeerarka doorashooyinka
Dec 04 ( Jowhar) War-murtiyeed ay soo saareen Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Xasan Cali Khayre iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayay ku qaadaceen guddiga doorashooyinka iyo xeerarka doorashada ee uu magacaabay Madaxweyne Xasan Sheekh…