Guddiga doorashada Somaliland oo soo saaray war cusub
Nov 18 (Jowhar)-Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in ay soo dhamaadeen isu gaynta tirinta codadkii dhamaan gobollada Somaliland.Codadkii dadweynuhu ay ka dhiibteen doorashooyinkii isu sidkanaa ee madaxtooyada iyo ururada!--more-->…