Inkabadan 10 qof oo ku geeriyootay dagaal ka dhacay duleedka Dhuusa-mareeb
Nov 17 (Jowhar)-Warar dheeraad ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal laba maleeshiyo beeleed ku dhexmaray dukeedka magaalada Dhuusa-mareeb.Sida wararku tilmaamayaan, Ugu yaraan 11 qof ayaa ku geeriyootay, in ka badan 10 kalena!--more-->…