Dowladda Soomaaliya oo sharci darro ku tilmaantay guddiga doorasho uu magacaabay Axmed Madoobe
Nov 10 (Jowhar)-Dawladda Federaalka ayaa sheegtay in aysan waxba kajirin guddigii doorasho ee uu magacaabay xalay MW Jubbaland oo uu sharci darro yahay, waxayna sheegtay in aysan aqbalsaneyn doorasho kasta oo ay JL gaar u qabsato.!--more-->…