Maxaa ka jiro in shirkii Kampala la isugu raacay Road Map loo sameeyo DFS iyo isu keenida madaxda?
Apr 26 (Jowhar) Shirka Madaxda Ciidamada ku taageera Soomaaliya ee lagu soo gabagabeeyay Kampala kama hadlin Road map ama wadahadal loo samaynayo Soomaalida dhexdeeda, sida ku cad war murtiyeedka madaxda shirka ka soo qayb gashay waxaa…