Baarlamaanka oo aqbalay in mudo bil ah dib loo dhigo fasoxooda
Nov 02 (Jowhar)-Xildhibaannada labada Aqal ayaa si aqlabiyad leh u ansixiyay codsiga Madaxweynaha ee ahaa in muddo bil ah dib loo dhigo fasaxa Baarlamaanka, si muddadaas lagu ansixiyo shuruucdii dalka ku hoggaamin laheyd doorasho qof iyo…