XOG: Kulan qarsoodi ah oo Axmed Madoobe iyo William Ruto ku dhexmaray magaalada Eldoret
Okt 26 (Jowhar)- Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa saaka dib ugu laabtay Kismaayo, kaddib safar hal cisho ah oo uu shalay ku tagay dalka Kenya.Sida ay sheegayaan ilo wareedyo muhiim ah safarka Axmed Madoobe ayaa ka dambeeyay,!--more-->…