NISA oo howlgal ku dishay sarkaal Shabaab u qaabilsanaa qorsheynta Hoobiyayaasha Muqdisho
May 21 (Jowhar) Ciidanka gaarka ah ee Gaashaan ee Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA, ayaa howlgal qorsheysan oo xalay ay ka fuliyeen deegaanka Sabiid ee Gobolka Shabellaha Hoose, waxa ay ku dileen Horjooge sare oo Shabaab…