Axmed Madoobe oo dib ugu soo laabtay Kismaayo si uu uga qeybgalo shirka wadatashiga qaran
Sep 28 (Jowhar)-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa maanta dib u laabtay magaalada Kismaayo, kaddib howlo u gaar ah oo uu dalka dibaddiisa uga maqnaa.Axmed Madoobe ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Kismaayo ku soo dhaweeyay!--more-->…