Kudhowaad 10 ruux oo ku geeriyootay qarax ka dhacay Iskuul Buluusiya
Oct 17 (Jowhar)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax Ismiidaamin ahaa oo ka dhacay Iskool Plozia ee magaalada Muqdisho.Qaraxa oo uu fuligay ruux watay Jaakad ay qaraxyo ka buuxaan ayaa beegsaday!--more-->…