Axmed Madoobe oo dib ugy laabtay magaalada Kismaayo iyo shirkii GWQ oo fashilmay
Oct 07 (Jowhar)-Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa saakay dib ugu laabtay magaalada Kismaayo, kaddib markii uu guuldareystay dadaaladii la doonayay in lagu qanciyo si uu uga laabto qodobadii uu hordhigay shirkii Golaha…