Hay’adda Tayada oo Xafiis cusub ka furatay Garoonka Aadan Cadde
Sep 18 (Jowhar)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Jibril Abdirashid Haji Abdi, oo ay wehliso Mareeyaha Guud ee hay'adda Tayo-dhawrka Soomaliyeed Marwo Haawo Ahmed Hassan.Ayaa maanta si wada jir ah xariga ugu jaray xafiis!--more-->…