Hindiya oo sheegtay in Pakistan isticmaashay gantaalo dheereeya si ay u beegsato saldhigyo ciidamada…
May 10(Jowhar)Waxaan hadda maqlaynaa hadalka korneel Sofiya Qureeshi oo ka tirsan Ciidamada Hindiya iyada oo hadalka si kooban ugu bilowday eedaynta Pakistan oo ah in ay isticmaashay gantaalo dheeraya si’ay u duqeyso saldhigyo ciidamada…