Doon ay saarnaayeen Muhaajiriin oo ku degtey xeebaha dalka Senegal
Sep 10 (Jowhar) Ugu yaraan 26 qof ayaa ku geeriyootay kadib markii dooni ay la socdeen dad tahriibayaal ah ay ku degtay xeebaha dalka Senegal.Mas’uuliyiinta dalka Senegal ayaa sheegay in in ka badan 100 qof ay saarnaayeen doonida!--more-->…