Soomaaliya iyo Itoobiya oo markale wadahadal ku saabsan xiisadda Badda ku yeelanaya Ankara
Sep 08 (Jowhar) dowladdaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa 17ka bishan markale isku arkaya magaalada Ankara ee dalka Tirkiga, iyagoo ka wada hadlaya damaca Itoobiya ee Baadigoobka biyo aysan xaq u laheyn.Wasiirada Arrimaha Dibadda ee!--more-->…