Rw Xamze oo shaaciyay laba qodob oo adag ay Itoobiya dooneyso iney Badda ku qaadato
Sep 10 (Jowhar) Wasiirka Koowaad ee xukuumadda Soomaaliya Xamze Cabdi Barre ayaa maanta mar kale si kulul uga hadoay xiisadda Badda ee Soomaaliya iyo Itoobiya, taasoo wali aan xal loo helin.Mr. Xamze ayaa sheegay in ay Itoobiya doonayso!--more-->…