Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay Yaaq Bariweyne
Aug 22(Jowhar)-Dagaal u dhaxeeya ciidamada daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed iyo ciidamo kale oo Macawisley ah oo ku sugan deegaanka Yaaqbariweyne ee hoostaga degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sababay qasaare isugu jira…