Booliska Jarmalka oo u xirey wiil 15 jir ah weerar loo adeegsaday Mindi oo lagu diley 3 ruux
Aug 24(Jowhar)- Booliska dalka Jarmalka ayaa u xiray wiil 15 jir ah weerar mindi loo adeegsaday oo lagu dilay 3 ruux oo ka dhacay magaalada Solingen ee galbeedka dalka Jarmalka.Wiilkan ayaan ahayn qofka lagu tuhunsan yahay inuu weerarka!--more-->…