Dowlada oo joojisay canshuurta laga qaado badeecadaha ka gudba koontaroolada Muqdisho
Aug 18(Jowhar)-Wasiirka wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudan Biixi Imaan Cigge ayaa shaaciyay in la xiliyay dhammaan caqabadihiii ay soo jeediyeen Ganacsatada Soomaaliyeed, kadib shir muhiim ah oo saacado qaatay…