Qaar kamid ah dadka ku nool xaafadaha Beledweyn oo sameystay ciidamo gaar ah
Aug 14 (Jowhar.com)-Dadka ku nool qaar kamid ah xaafadaha magaalada Beledweyn ayaa sameystay ciidamo Madani ah oo habeen kasta roondo ka sameeyay xaafadaha, si ay uga hortagaan burcadda falalka dhaca iyo dilka ah ka geysta xaafadahaasi.!--more-->…