Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi oo dalka dib ugu soo laabtay
Aug 29 (Jowhar)-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii muddo labo bilood ah uu arrimo caafimaad darteed dalka uga maqnaa.!--more-->…