Mareykanka oo shaaciyay fursadii u danbeysay ee xalka colaada Gaza
Aug 19 (Jowhar)-Xoghayaha arrimaha debedda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa sheegay in wadahadalada haatan socdaa inay yihiin isku daygii u dambeeyey ee la doonayo in heshiis xabbad-joojin ah lagaga gaadho dagaalka ka socda marinka Qaza ee…