Israel oo oo 29 qof oo caruur ku jirto ku dishay magaalada Gaza
Aug 19(Jowhar)-Ciidamada Israa’iil oo sii wada duqeymaha ay ka wadaan Marinka Gaza, ayaa xalay dilay ugu yaraan 29 Falastiiniyiin ah oo ay ku jireen 5 carruur ah oo mataano ahaa.Duqeymihi ugu danbeeyey ee Axaddii ayaa ku soo beegmay!--more-->…