Xasan Sheekh iyo Paul Kagame oo ka wada hadlay caqabadaha dagaalka Argagixisada
Aug 12 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay dhiggiisa Rwanda Mudane Paul Kagame oo uu ka qeyb-galay caleemo-saarkiisa.Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay!--more-->…