Abiye iyo Eedogan oo khadka tilifoonka ku wada hadlay kahor shirka Soomalaiya iyo Itoobiya
Aug 11( Jowhar.com)-Sida lagu daabacay bogga madaxtooyada Turkigu ku leedahay barta X ee horay loo oran jiray Twitter, waxaa Khadka taleefanka kuwada hadlay madaxweynaha Turkiga, Rajeb Dayib Ordogan iyo ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiy…