Ciidamada amniga oo gacanta ku dhigay Horjooge Sare oo ka tirsan Shabaab
Aug 06 (Jowhar.com)-Howlgal qorshaysan oo ciidamada ammaanka ka fuliyeen Gobalka Galgaduud ayaa lagu qabtay Horjooge Idiris Maxamed Sheekh oo hadda ahaa horjoogaha uruuriya lacagaha baadda ah Khawaarijtu ugu yeeraan Sakada ee gobalka…