Bandhig Sawireed Iftiiminaya Waayaha Nolosha ee Caruurta Soomaaliyeed oo lagu qabtay Matxafka…
Aug 27(Jowhar)-Bandhig sawireed xiiso leh oo lagu magacaabo โDhaliy Baydhabyโ oo lagu iftiiminayo waayaha carruurta Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay Matxafka Qaranka Soomaaliya. Munaasabaddan, oo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen…