Nevada’s Swing State Stance: “No Tax on Tips”
Nevada can be seen as a city-state, with Las Vegas as its focal point Out of the 3.1 million residents in this arid region, 2.9 million reside in the Las Vegas metropolitan area.
Dowlada Soomaaliya oo soo dhaweysay qaraar Golaha Ammaanka uu ku bedeley UNSOM
Oct 30 (Jowhar)-Dowladda Soomaaliya waxay soo dhowaysay qaraarka Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay uu maanta ansixiyey kaasoo ahaa in hawlgalka kaalmada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) loo bedelo hawlgal kumeelgaar ah labada sano ee…
Shariif Sheekh,Kheyre iyo C.Cabdishakuur oo cambaareeyay go’aanka Golaha Wadatashiga
Oct 30 (Jowhar)-War saxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed, Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre iyo Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa waxay si adag u cambaareeyeen, ugana soo…
War-murtiyeed laga soo saaray shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho
Oct 30 (Jowhar)-War murtiyeedka ka soo baxay Golaha Wadatashiga Qaran ayaa la isku raacay in la qabto doorashada dowladaha hoose June 2025.
Tragedy Strikes in Argentina: Hotel Collapse Leaves One Dead and Many Missing
An elderly man has lost his life and a dozen individuals are reported missing following the collapse of a ten-storey building that housed a hotel in the Argentine seaside resort of Villa Gesell, according to local officials and media…
Madaxweyne Xasan oo madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday dowladda Jabuuti
Oct 30 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Dileyta Maxamed Dileyta oo soo…
Kudhowaad 100 Falastiiniyiin ah oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Qaza
Oct 30 (Jowhar)-Ugu yaraan 93 qof ayaa ku dhintay ama la la’yahay ka dib weerar dhanka cirka ah ay ku qaadeen diyaaradaha Israa’iil deegaanka Beit Laxiya ee waqooyiga Qasa, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Xamaas ay maamusho.
Trump Denies Nazi Allegations as Harris Condemns Offensive Language
Donald Trump has informed his supporters that he is "not a Nazi," using a rally during the final week of a contentious White House race to address accusations of authoritarianism, including claims from a former top aide who labeled him a…
Madaxweyne Xasan oo shaaciyay inuu diyaar u yahay inuu la hadlo Deni iyo Axmed Madoobe
Oct 30 (Jowhar)-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa si lama filaan ah uga hadlay khilasfka cirka sii galaya ee kala dhexeeya madaxweynayaasha maamulada Jubaland iyo Puntland.
Seven Individuals Reported Missing Following Flash Floods in Spain
After heavy rains caused flash floods in southern and eastern Spain, seven individuals are reported missing, leading to significant disruptions in rail and air travel, according to officials.